Thursday, January 6, 2011

Jidwaq


Jidwaq
Total population
400,000-500,000
Regions with significant populations
 Ethiopia
 Somalia
Languages
Somali
Religions
Islam (Sunni)
Related ethnic groups

Ogaden, Bal'ad, Wayteen.


Jidwaq (or Jidwaaq) is a Somali sub-clan of Absame of the Kablalax of the Darod tribes. Jidwaq is transalted meaning "The Road of Waq (meaning God)."
The Jidwaq primarily inhabit Jijiga, which is the capital city of the Somali Region of Ethiopia. Jidwaq is the eldest of the four brothers: Ogaden, Jidwaq, Bal'ad, and Weyteen clans.
The Jidwaq sub-clan can be divided further into the following three sub-clans:
  • Yabare
  • Bartire
  • Abaskuul
The Yabare reside in the upper parts of the Jarar valley in the fertile lands surrouding Jijiga stretching to the lower Faafan valley in the south east and the Dhagaxle and Xaadaw to the north. The Yabare consists of the following five sub-clans: Reer Said, Reer Yusuf, Reer Habarliyo, Reer Hodan Barre, and Reer Biyo. Furthermore Yabares call Jijiga and Harureys home.
Bartires reside in the upper parts of the Jarar valley and the fertile and agricultural land around the city of Jijiga, Shabelay - stretching to the lower Faafan valley in the southeast and to Dhagaxle and Xaadaw to the north. The Bartire consists of those sub-clans: Reer Ali, Reer Guuled, Reer Samatar Dayl, Ableele, Lagmadoobe, Timo Case, Tuuro Case, Habar Yaasuf and Habar Sacad. According to the Ethiopian government, Jigjiga and Xaadaw are the two main urban areas belonging to the Bartire.
Abaskuul resides in the lower part of Jarar Valley and the town of Kebri Beyah (Qabribayah) (their capital) and most recently the city of Jigjig, the capital of the Somali Region and the birth place of Garaad Wiil Waal (Bartire). Abaskuul consists of those subclans: Reer Farah, Reer Geedi, Reer Guled, Reer Hildiid, Reer Ibrahim, Hassan Osman, Ismail, Isse, Reer Aw-nur and Reer Looge. The other settlements the Abaskul clan reside in are, Gilo, Guyobe, Araarso, Istabta, Dhurwale and Digriileey.

6 comments:

Eng.M.omer said...
This comment has been removed by the author.
Eng.M.omer said...

Jaaliyadda Gobolka Shiniile ee Norway oo Ka Shirtay Danta Gobolka Shiniile Ugu Jirta Kasii Mid Noqoshada DDS

01/06/00
Format for printing

Olso, Janaayo 6, 2010 (KOL)---Shir ay jaliyada beesha Ciise ku yeelatay dalka Norway maanta, oo lagaga hadlayay arimo badan oo kusaabsan xaaladda ay DDS maanta marayso, ayaa lagag hadlay, la iskunaweydiiyay danaha ugu jira inay ka sii mid ahadaan DDS. Shirka maanta oo kadhacay magaalada Olso, ayay isugu yimaadeen dad badan oo kunool Norway oo kasoo jeeda Beesha Ciise. Goob joogayaal shirka joogay, oo Kilil5 lasoo xidhiidhay, ayaa sheegaya in shirka ay kasoo qaybgaleen dadweyne tiro badan oo ka kala yimiday gobolada dalka Norway. Shirka ayaa ku bilowday jawi wanaaagsan.

Dadka shirka kasoo qayb galay, oo iskugu jiray aqoonyahano, dhalinyaro iyo culimaa`udiin, ayaa kawada hadlay, isna waydiiyay maxaytahay danta gobolka Shiniile ugu jirta kasii mid noqoshada dawlada deegaanka Soomaalida. Aqoonyahanadii shirka ka hadashay iyo dadkii shirka kasoo qayb galay qaar kamid ah, ayaa soo jeediyay, inay haboontahay, lana gaadhay, in gobolka Shiniile uu ka go’o DDS intiisa kale maadaama gobolku hormar lasheegi karo aanu sameynin 19 sano ee lasoo dhaafay.

Waxay goob joogayaal shirka joogay Kilil5 usheegeen, in ay beesha Ciise ee shirka isugu timid islagaratay inay ka go’aan deegaanka Soomaalida intiisa kale, maadaama markii horeba ay kala ahaayeen laba maamul oo lakala odhan jiray(Ciisa Behrasab) iyo (Ogaden Behrasab). Waxayna dadka shirka isugu yimid ka dhawaajiyeen, in xiligii dawladii hore (dawladii dergiga) katalin jirtay Itoobiya, uu deegaanka Soomaalidu lahaan jiray labo maamul hoosaad.

Dadka shirka isugu yimid, ayaa ku baaqay in wadatashi lala sameeyo jaliyaadka kale ee kasoo jeeda gobolka Shiniile ee ku dhaqaan Yurub iyo North Amerika, si mowqifkan looga midha dhaliyo, waxaana madashii shirka lagu magacaabay gudi shan qof kakooban oo soo diyaarisa shir weyne loo dhanyahay oo lagu diyaariyo ajandaha lagu hirgalinayo fikirkan gooni isutaaga ah.

Waxaa shirka hadalo iyo fikrado isku waydarsaday dadka meeshi iskugu yimid, hadala shirka laga soo jeediyay, ayaa u badnaa guubaabaabo, dhiiri galin, isku tashi, midnimo, isutaasul iyo sidii loo xoojin lahaa midnimada beesha(tolka) meelkasta oo ay joogaan.

Waxay goob joogayaalka shirka joogay, Kilil5 usheegeen in dadka meesha isugu yimid ay ahaayeen dad u diyaar ah in ay ka midha dhaliyaan fikirkooda ku salaysna hadafka guud ee beesha Ciise ay ku yeelan lahayd ismaamul u gaar ah, sidii waqtigii dargiga jirijirtay.

Dulucda (nuxurka) shirka ayuu Xuseen Habane oo kamid ah dadkii shirka soo qaban qaabiyay kusheegay inay tahay, sidii jaaliyada beesha Ciise ee kunool Norway loo abaabuli lahaa, kadibna ay wada tashi ula sameyn lahayd jaaliyaadka kale ee beesha, si buu yidhi looga guul gaadho, ujeedada ah inay beeshu yeelato maamul hoosaad iyada ugaar ah, sidii horeyba ujiri jirtay.

Oslo, Norway

Kilil5 Online(KOL).

Unknown said...

DEEGAANKA JIDWAAQ GOBOLADA ETHIOPIA AY KA DAGAAN
GOBOLKA JARAR
GOBOLKA FAAFAN
GOBOLKA NOGOB
DAGMADA BAR-DOODE
DAGMADA CASABOOD

SOMALIA DEEGAANADA AY KA DAGAAN JIDWAAQ
GOBOLKA JUBADA HOOSE DAGMADA XAGAR
GOBOLKA JUBADA DHEXE DAGMADA BU'AALE
DAGMADA SAAKOOW IYO SALAGLE

Unknown said...
This comment has been removed by the author.
Unknown said...

jidwaaq jiro joga waligin

Unknown said...

Aniga waxaan rabi lahaa dadka ka ku abtirsada jidwaaq bartire lagmadoobe bls luuqa igala so hadla